SDOT waxay daraasad ku sameynddoontaa deyrtaan, baarkinada waddada geeskeeda ee ku yaal agagaarka rugta tareenada laga raaco. Waxaan jeclaan laheyn inaan ogaanno fikradda ganacsatada iyo dadka degaanka deggan, oo ku saabsan sida ay u arkaan waqtiga la xaddadey (RPZs) ee gawaarida lagu b
aarkin-gareyn karo waddada geeskeeda. RPZs waxey u xaddaddey waqtiga waddada geeskeeda gawarida lagu baarkin gareysankaro, labo sac ama afar sac, haddiise aad ruqso u heysatid sharcigaasu kuma qabanaayo. SDOT waxey rakibtay RPZs si ay gacan uga siiso baahida ganacsiga iyo degaanka, iyo si ay uga hortistaagaan dadka tariinka raaca iney ku baakin-gareeystaan gawaaridooda waddada geeskeeda.
Fadlan na soo ugeysii fikraddaada ku saabsan sida ay ku socoto howshii RPZs loo gu talagalay iney uga socoto xafaddiinna.